Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
baroordiiq loo sameynayo dadkii lagu dilay iskuulka yaala Florida ee dalka Mareykanka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> baroordiiq loo sameynayo dadkii lagu dilay iskuulka yaala Florida ee dalka Mareykanka | Hal Sheegaha La Hubo

baroordiiq loo sameynayo dadkii lagu dilay iskuulka yaala Florida ee dalka Mareykanka

Kumannaan qof ayaa isugu soo baxay iskuulka ay toogashada ka dhacday ee ku yaala magaalada Parkland ee gobolka Florida.

Dadkan oo watay shumacyo iyo waxyaabo kale oo ay ku muujinayaan siada ay ugu xunyihin dhibaatada halkaasi ka dhacday.

Dhinaca kale maalin kaddib markii weerar lagu qaaday meel iskuul ah oo ay ku dhinteen 17 qof, ayaa xisbiga dimoqoraadiga waxaa ay dhaleeceyn u soo jeediyeen madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo afhayeenka Aqalka Congresska oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Paul Ryan , waxayna ku eedeeyeen in ay ka gaabiyeen in ay laga wada hadlo sharciga xakamaynta hubka.

Madaxweyne Trump oo ka falceliyay toogashada dhacday ayaa sheegay in badqabka iskuulaadka iyo xaaladaha miyir-qabka dadka ay tahay muhiimadiisa koowaad.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT