Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dhageyso:- Cali Khaliif Galeyr oo ku eedeeyey Gaas inuu xasuuq ku haya shacabka reer Khaatumo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dhageyso:- Cali Khaliif Galeyr oo ku eedeeyey Gaas inuu xasuuq ku haya shacabka reer Khaatumo | Hal Sheegaha La Hubo

Dhageyso:- Cali Khaliif Galeyr oo ku eedeeyey Gaas inuu xasuuq ku haya shacabka reer Khaatumo

Cali Khaliif Galeyr oo ahaa Madaxweynaha Maamulka Khaatuma balse isaga iyo taageerayashiisa ay ku biireen Maamulka Soomaaliland ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Puntland.

Waxa uu sheegay Cali Khaliif in Ciidamo kas ocda Madaxtooyada Puntland gaar ahaan ilaalada Madaxweyne Gaas ay xasuuqeen Shacabka degan deegaanada Xaduudka ah deegaanada Puntland.

“Runtii tinikadii Madaxweyne Gaas ayaa shacabka lagu xasuuqayaa oo lagu arkayaa deegaanadeena waa markii saddexaad anaga ciidamadeena waa kuwo xaduudka ilaalinya kuna biiray soomaaliland laakin tani waa dhibaato nooga timid puntland ayuu yiri Cali Khaliif Galeyr”

Cali Khaliif Galeyr ayaa haatan ah mid aan salfadhiyo laheyn,iyada oo Madaxda kale ee Maamulka Khaatuma ay ku diidan yihiin tallaabada uu ugu biiray Maamulka Soomaaliland.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT