Mudane Baarlamaanka DFS oo shirkadaha diyaaradaha uga digay in la masuq maasuqo Xajka

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa manata waraaqdo ruqso ah siisay shirkadaha Duulimaadyada oo loogu ogolaanayo sanadkaan iney kaga qeyb qaaataan Xajka.

Xildhibaan C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibi oo ka hadlay shahaadooyin ay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ay siisay Shirkadaha duulimaadyada ayaa sheegay ineysan aqbaleyn masuq maasuq lagu sameeyo Arrimaha Xajka.

Inta badana Soomaalida Xujeyda ayaa ka cowda lacag xad dhaaf ah oo looga qaado Arrimaha Xajka marka loo fiiriyo wadamada kale.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT