Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Kheyre & Beyle oo kawada hadlay muranka canshuur kordhinta & Hakad ku yimid Dekadda Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Kheyre & Beyle oo kawada hadlay muranka canshuur kordhinta & Hakad ku yimid Dekadda Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Kheyre & Beyle oo kawada hadlay muranka canshuur kordhinta & Hakad ku yimid Dekadda Muqdisho

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Wararka Warqaad.com ayaa sheegaya in shir gaar ah magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle.

Kullanka oo ahaa mid Labada Mas’uul albaabada u xiran yihiin ayaa waxay xoogga ku saaraan Arrimaha Canshuuraha iyo dadka ka timid canshuur kordhin uu Ganacsatada Muqdisho uu ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo sidii xal loogu heli lahaa.

Inkastoo si dhab ah loo ogaan karin waxyaabaa shirka ka soo baxay ayaa hadana ilo ku dhow xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Ra’iisal wasaaraha iyo Wasiir Beyle ay isku afgarteen in xaliyo tabashada ay qabaan Ganacsatada Dekadda badeecadaha kala soo dego lana fasaxo ganacsiga Arrimaha Canshiiraha u xayiran.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda SOOMAALIYA ayaa canshuurta ku kordhisay ganacsatada allabaha kala soo dega Dekadda Muqdisho,taasi oo sababtay iney gadoodaan ganacsatada cabasho badan ka keenaan canshuur kordhinta.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT