Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Guddoomiyaha G/Banaadir oo Jahwareer dhuleed soo wajahay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Guddoomiyaha G/Banaadir oo Jahwareer dhuleed soo wajahay | Hal Sheegaha La Hubo

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Jahwareer dhuleed soo wajahay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa go’aano adag ka soo saaray isqab qabsiga dhulalka ee ka jira magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Mamaulkiisa uusan aqbali doonin in xoog lagu kala heysto dhulalka magaalada Muqdisho, sidoo kalena awood aanan loo sheegan doonin dadka danta yar ee ku nool Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu sheegay mudada kooban ee uu joogo xafiiska Gobolka inuu il gaar ah ku fiirin doono arrimahan, wuxuuna tilmaamay in dhulalka Danta guud aanan loo adeegsan doonin dan gaar ah.

“Waad la socotaan arrimaha dhulalka oo dhibaatooyin badan ay ka jireen, oo dhulal dan guud ahaa aan talaabo ka qaadnay, welina aan ku raadjoogno inta dhiman, waxaanan aqbali doonin in qof Bani’aadam ah lagu xad gudbo, ma aqbali karno in la qaato dhul dan guud ah.” Ayuu yiri Duqa Muqdisho.

C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa hadalkan ka sheegay kulan maanta lagu soo dhaweynayay Maamulka Gobolka oo Muqdisho ka dhacay, kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro iyo Xildhibaano Dowladda Federaalka ka tirsan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT