Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dhuxusha oo si aad ah looga dhoofinayo dekedda magaalada Kismaayo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dhuxusha oo si aad ah looga dhoofinayo dekedda magaalada Kismaayo | Hal Sheegaha La Hubo

Dhuxusha oo si aad ah looga dhoofinayo dekedda magaalada Kismaayo

Laga soo bilaabo Sabtidii aynu soo dhaafnay Warbaahinta Online -ka ayaa lagu arkayay muuqaalo iyo sawiro muujinaya dhoofinta dhuxusha oo siweyn uga socta dekedda magaalada Kismaayo.

Dhuxul sidii buuraha u sameysan iyo Doomo u dhoofinaya dhinaca Bariga dhexe ayaa lagu arkaa dekedda, waxaana wararku sheegayaan in dhuxushan inteeda badan loo kala dirayo ama loo dhoofinayo dalal ay ka mid yihiin Oman, Iran iyo Imaaraadka Carabta.

Gaar ahaan xiliyadii habeenkii ayaa la sheegayaa in si qarsoodi ah looga dhoofiyo dhuxusha dekedda sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sanado ka hor mamnuucay in Soomaaliya laga dhoofiyo dhuxusha, si loo ilaaliyo nabaad guurka dhirta.

Dowladda Federaalka oo horay u mamnuucday dhoofinta dhuxusha iyo jarista Dhirta ayaa wali ka hadlin arintan.

Dowladda Kenya ayaa iska fogeysan eedeymo sheegaya in ay ku lug leedahay dhoofinta sharci darrada ah ee dhuxusha dekedda magaalada Kismaayo, waxaase hadda soo baxaya tuhun la xiriira in ay askartooda qeyb weyn ka yihiin muuqaaladan la soo tabanayo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT