Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wasiirkii hore arrimaha dibadda oo isku dhiibay Somaliland+AKHRISO | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wasiirkii hore arrimaha dibadda oo isku dhiibay Somaliland+AKHRISO | Hal Sheegaha La Hubo

Wasiirkii hore arrimaha dibadda oo isku dhiibay Somaliland+AKHRISO

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaliya xiligii dowladdii Sheekh Shariif Sheekh Axmed Sanadihii 2010-2012 Maxamed Cabdulalahi Oomaar ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland.

Warar laga helayo magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Mudane Oomaar oo ka soo jeeda deegaannada Soomaaliland uu tegay isniintii shalay kadib cafis uu u fidiyay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaannada Maamulka Soomaaliland ayaa markii ay xilal ka qabtaan dowladda Soomaaliya waxaa loo diidaa in ay tagaan deegaanadii ay kas oo jeedaan ilaa iyo ay cafis ka dalbadaan taas oo la sheegay in Oomaar Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya uu Haregysa ku tegay kadib cafis loo fidiyay.

Ma ahan Siyaasiigii ugu horeeyay ee xilka qabta Soomaaliya ee dib ugu laabtay deegaanadii uu kas oo jeeday ee Soomaaliland balse waxa horeeyay Ismaaciil Hure Buubaa oo isna mar soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT