Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Shirkad Dhiseysa Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka oo Heshiis lala saxiixday | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Shirkad Dhiseysa Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka oo Heshiis lala saxiixday | Hal Sheegaha La Hubo

Shirkad Dhiseysa Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka oo Heshiis lala saxiixday

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa heshiis la gaaray Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu wado in ay dhisto Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Shirkadan Shiinaha laga leeyahay ayaa maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa uu kula heshiiyay in ay dhisto sidoo kale balaariso Dekedaha kuyaala magaalooyinka Marka iyo Baraawe.

Shirkada SIIH (Silkroad International Industry Holding) oo bahwadaag la ah Shirkadda Damerjog ee laga leeyahay dalka Jabuuti ayaa sanadkan gudihiisa bilaabi doona dhismaha Dekedda magaalada Marka waxa ayna ku xejin doonaan Dekeda Baraawe.

Heshiiskan oo mid saddex geesood ahaa ayaa shalay Magaalada Djibouti ku wada gaaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Gudoomiyaha Maamulka Dekedaha Jabuuti, Abuubakar Cumar Hadi iyo masuuliyiin ka socday Shirkadda SIIH.

Shirkado Shisheeye ayaa inta badan la wareegay Dekeddaha waa weyn ee kuyaala dalka kuwaa oo lagula heshiiyay in ay dhisaan kadibna saami ku yeeshaan wax soo saarka Dekedahaasi ay dhiseen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT