Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Tarsan oo ka digay Qorshe Qatar ku ah DFS oo ay garwadeenka yihiin siyaasiyiin & Xildhibaano | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Tarsan oo ka digay Qorshe Qatar ku ah DFS oo ay garwadeenka yihiin siyaasiyiin & Xildhibaano | Hal Sheegaha La Hubo

Tarsan oo ka digay Qorshe Qatar ku ah DFS oo ay garwadeenka yihiin siyaasiyiin & Xildhibaano

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir ahaana Duqii Muqdisho hadana lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya dhanka Siyaasada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka digay in la carqaladeeyo howlaha horumarka ah ay ku talaabsaneysa Dowladda Soomaaliya.

Mudane Tarsan ayaa farta ku fiiqay iney jiraan siyaasiyiin ku howlan sidii ay u xagal daacin lahaayeen horumarada dalka ka jira lagana dhaadhiciyo shacabka waxyaabo marin habaabin ah,islamarkaana ka baxsan bini-aadanimada.

Wuxuu sheegay Mudane Tarsan oo ah la taliyaha dhanka Siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya in Dowladda Soomaaliya mudada halka sano ah ay jirto u qabsoomeen waxyaabo badan oo laga xusi karo socdaalkii nabada uu madaxweyne ku soo maray Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka horjeeda Dowladda ayuu ku tilmaamay iney ku mashquulsan yihiin Arrimo hagar daamo ku ah howlaha aan indhaha ka qarsoomin ee villa Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT