M/weynaha Hirshabeelle Waare oo fariin Cajiib ah u kala diray Madaxa Maamulada & DFs

M/Weynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay iney muhiim tahay in laga faa’ideysto Kheyraadka dhex ceegaaga Badda iyo barigeena.

Wuxuu sheegay in intaan isku mashquulsanahy laga faa’ideysanayo Kheyraadka dalka,islamarkaana Soomaalida ay ka baahan tahay,wuxuuna Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada ugu baaqay iney kaalin muhiim ka qaataan.

Sidoo kale, m/weynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay kala shaqeynayaan sidii horumari loo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT