Ciidan Ka Goostay Somaliland Oo Gaaray Buhoodle Iyo xaaladda oo cirka isku shareertay

Warar ay heshay wakaalada warqaad.com ayaa shegaya in dowlada dhexe ee soomaaliya ay gudaha degaanada Somaliland ka bilowday aroorinta ciidama cusub oo lagu xareynayo degaano ku dhaw Magaalada Byhoodle.

Masuul ka tirsan Somaliland ayaa shaaca ka qaaday qorshaha ciidamada oo markii ugu horeysay lagu arkay gudaha Somaliland in DF Soomaaliya ay ka qortay ciidama si loo burburiyo awooda Somaliland.

Arrintan ayaa waxay dhabar jab ku tahay maamulka Somaliland oo runtii laga yaabo in ciidamo kale ay ka goosteen iyadoo dadk u dhashay Gobolka Owdal ayey ka biyo diidsan yihiin hanaanka hogaamiye Biixi, waxaana dadkaas intooda badani ay aamisan yihiin Soomaaliweyn.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT