Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Ciidamada DFS iyo AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan G/Shabeellaha Hoose | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Ciidamada DFS iyo AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan G/Shabeellaha Hoose | Hal Sheegaha La Hubo

Ciidamada DFS iyo AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan G/Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo saakay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobjogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo ahaa mid culus uu dhaxmaray ciidamada dowladda oo gacan militari ka helaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ayeey ciidamada dowladda kula wareegeen deegaano hoostaga deegaanka Aw-dheegele.

Iska horimaad halkaa ka dhacay ayaa la sheegay inuu sababay qasaare soo kala gaaray labada dhinac. Sidoo kale rasaasta la isu adeegsaday ayaa waxaa ay wax-yeelo ka soo gaartay dad rayid ah.

Wararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in ciidamada dowladda iyo AMISOM ay la wareegeen deegaano ay hore u maamulayeen Al-shabaab sida Mubaarak, Daarusalaam, iyo degmada Awdheegle oo dhammaantood ka wada tirsan Shabeellaha Hoose.

Illaa iminka ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada dowlada hase yeeshee baraha taageera ururka Al-Shabaab ayaa qirey in dagaalka uu dhacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT