Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Liibiya oo waddanka dib loogu celinayo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Liibiya oo waddanka dib loogu celinayo | Hal Sheegaha La Hubo

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Liibiya oo waddanka dib loogu celinayo

Waxaa soconaya dadaallo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay dalka dib ugu soo celiso dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibateysan dalka Liibiya sida uu sheegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Faqi.

Danjiraha ayaa warbaahinta u sheegay u sheegay in ay jiraan Soomaali badan oo ku xiran xabsiyadda dalkaasi.

Fiqi ayaa intaa ku daray in Soomaalida qaarkood aysan ogoleyn ay kusoo laabtaan gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay doonayaan in ay halkaasi kasii baxaan marka la sii daayo.

Maalmihii lasoo dhaafay ayuu xusay in ay booqdeen xabsi ay ku xiran yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo gaaraya 90, islamarkaana qaarkood ay diideen in ay ku soo laabtaan Soomaliya.

Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dhibaatooyinka ay kala kulmayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed dalka Liibiya.

Soomaali badan oo Tahriib ahaan ku tagay dalka Liibiya, kuwaa soo doonaayay in ay kasii aadaan dalalka Yurub ayaa sanooyin badan ku xiran xabsiyadda dalka Liibiya, qaarkood ayaa la kulmo jir dil iyo madax-furasho.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT