Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wabiga Shabeelle oo guray iyo dhibaato biyo la’aaneed oo soo wajahday Kumannaan qoysas | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wabiga Shabeelle oo guray iyo dhibaato biyo la’aaneed oo soo wajahday Kumannaan qoysas | Hal Sheegaha La Hubo

Wabiga Shabeelle oo guray iyo dhibaato biyo la’aaneed oo soo wajahday Kumannaan qoysas

Wabiga Shabeelle oo ah Ilo biyood ay ku tiirsan yihiin Maalyiin ruux oo ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ayaa hadda waxaa soo food saartay biyo la’aan xoog leh kaddib markii uu gabi ahaanba guray Wabiga oo meelaha qaarna isku badal garoon ay kubadda ku dhax cayaaraan caruurta.
Saameyntii ugu xoogeyd ee ka dhalatay biyo la’aanta Wabiga ayaa soo food saartay Kumannaan qoysas ah oo ku dhaqan hareeraha Wabiga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta maamulka heer degmo.
Biyaha hadda laga isticmaalo magaalada iyo heeraheeda ayaa gadiidka Booyadaha waxaa ay ka soo daabulaan deegaanka Ceelgaal, waxaana fuustadii biyaha la kala siisanayaa gudaha magaalada 60 Kun oo shil Soomali ah oo u dhigata $ 2.5 dollar
Lama oga sababta ugu weyn ee sidan uu ugu biyo yareeynayo Wabiga, balse waxaa jiri tuhun la qabo oo ah in ay jiraan biyo xireeno laga sameeyay deegaannada dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo qulqulkii biyaha ka weeceyay deegaannada uu ka maro gudaha dalka Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT