Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maamulka Puntland oo ka hadashay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab Iyo Daacish oo ay qabteen | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maamulka Puntland oo ka hadashay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab Iyo Daacish oo ay qabteen | Hal Sheegaha La Hubo

Maamulka Puntland oo ka hadashay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab Iyo Daacish oo ay qabteen

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay howlgalo ay ka sameeyeen ciidamada amniga Puntland ayaa deegaanada ku teedsan Buuraha Calmadoow ee gobolka Bari inay ku soo qabqabteen halkaasi rag ka tirsan Shabaab iyo Daacish.

Goobaha ugu badan ee howlgallada laga sameeyay ee Gobolka Bari ayaa waxaa ka mid ah Buuraleyda deegaanada Dhadhaabo, Ceeldibir, Durduri, Harweyn, Karin Xagarood, Madarshoon iyo Diindigle oo Buuraha Cal Madow oo qiyaastii 35-77km ka xiga dhanka Koonfur Galbeed magaalada Bosaso ee gobolka Bari.

Holwgalkaan oo qaatay mudo ka badan Afar Maalmood ayaa Saraakiishu waxa ay sheegen in uu yahay mid ku qotoma sidii Al-Shabaab looga looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugn yihiin Buuraha Cal Madow.

Saraakiisha Ciidamada BIS-ta Puntland ayaa waxa ay sheegeen in intii uu howlgalka socday ay Gacanta ku dhigeen tiro ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab, kuwaas oo loo soo gudbiyey Xabsiyada magaalada Boosaaso si baaris dheeraad ah loogu sameeyo.

Si kastaba magaalada Boosaso ee Gobolka Bari iyo deegaanada ku dhaw dhaw ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay falal lidi ku ah amniga,iyada oo habeen ka hor Saldhiga Bartamaha Boosaaso lagu qaaday weerar ku bilaawday bambaanooyinka gacanta laga tuuro weerarkaana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT