Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
TOP NEWS:- Baabuur walaxa Qarax sida iyo darawalkii waday oo gacanta lagu dhigay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> TOP NEWS:- Baabuur walaxa Qarax sida iyo darawalkii waday oo gacanta lagu dhigay | Hal Sheegaha La Hubo

TOP NEWS:- Baabuur walaxa Qarax sida iyo darawalkii waday oo gacanta lagu dhigay

Warar hoose oo laga helay sirdoonka G/Banaadir ka tirsan ayaa inoo sheegay inay Ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen gaari nuuxa raaxada oo lagu soo xiray walxaha Qarxa.

Gaariga ay ruuxii waday ayaa lagu qabtay isgoyska baar u bax ee magaalada Muqdisho halkaasi oo Ciidamada xasilinta fariisin ay gaadiidka ku baaraan ku leeyihiin.

Mid ka mid ah Saraakiisha Nabad sugida Gobolka Banaadir oo aan la hadalnay ayaa inoo xaqiijiyay jiritaanka warkaan,isagoona ka gaabsaday inuu faah faahin dheeraad ah naga siiyo.

Wuxuuna sheegay in baaritaanka ka dib loo soo bandhigi doono warbaahinta.

Ciidamada Amaanka ayaa feejignaan dheeraad ah maalmihii u danbeeyay la geliyay,waxaana laga cabsi qabaa in weerar Qaraxyo ay Al-Shabaab ka fuliyaan magaalada Muqdisho.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT