Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho oo u xiran sababo Ammaan la xiriira | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho oo u xiran sababo Ammaan la xiriira | Hal Sheegaha La Hubo

Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho oo u xiran sababo Ammaan la xiriira

Tiiyoo la filayo in ay dhacaan munaasabado la xiriira 8-da Febraayo oo ah markii la doortay Madaxweyne Farmaajo, ayaa qeybo ka mid ah jidadka Muqdisho lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo Amniga sugaya.

Waddooyinka ciidamadu xireen ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Howlwadaag, Sheekh Cali Suufi, Tarbuunka, Taleex, iyo goobo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama oo ciidamada ay gaadiidka u diidayaan.

Ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa goor sii horeysay oo xalay aheyd waxaa la dhigay wadooyinka Muqdisho, ciidamada ayaa gaadiidka u diidaya in wadada Maka Al-mukarama ka soo galaan dhanka jid-cadayaasha.

Dadka Soomaaliyeed qaarkood ee u shaqa taga magaalada ayaa saakay waxa ay isticmaalayaan lugtooda, iyada gaadiidka dadweynaha iyaguna ay marayaan wadooyin ciriiri ah.

M/weynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa markii xilign loo doortay waxyaabihii uu balanqaaday waxaa ka mid ahaa in aysan jirin in shacabka lagu cadaadiyo xirnaashiyaha waddooyinka, laakiin waxaa muuqata in balanqaadkiisi hergalin, madaama inta badan dadweynaha loo diido in ay isticmaalaan jidadka caasimada marka ay jiraan munaasabadaha waaweyn iyo shirarka heer Qaran.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT