Maxaa Sabab U Ah In Shabaab Ay Dagaallo Toos Ah Ka Fuliyaan Magaalooyin Waddanka Ah?

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa maalmahan dambe waxay weeraro ka fuliyeen magaalooyin dalka ah, sida Muqdisho iyo Boosaaso.

Dad badan ayaa is weydiinaya sababta Al-shabaab ay hadda awoodooda sidan ah ula soo baxday, balse arrinta meesha la moodo ma joogto.

Al-shabaab ayaa la sheegayaa iney hadda heleen hub ad u badan, islaamarkaana dhanka gobolka Bari uga soo degay rasaas xooggan iyo lacag badan.

Sidoo kale, waxaa magaaloyinkan soo galay dagalyahannoAl-shabaab oo kasoo tagay gobollo badan sida Jubooyinka iyo Labada Shabelle.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT