Farmaajo Sanad Wuu Qaatay, Saddexde Ee U Harsan Malagayaabaa inuu Dhammeysto?

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo 8-dii Febraayo 2017 la doortay ayaa soo xiray Sanad uu xilkan hayey.

Hadda waxaa u harsan Saddex sano kale oo kaliya, waxaana jirta su’aallo badan oo ku saabsan in Farmaajo uu mudadaasi xilka sii hayn doono iyo in kale.

Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda waxay sheegayaan in ay macquul tahay in madaxweyne Farmaajo u Saddex kale sii joogo, sababtunaha ay tahay oo kaliya is faham kala shaxeeya siyaasiyiinta.

Farmaajo ayaa Sanadkii uu dhammeystay wuxuu ciyaaray siyaasad aad u qabow, islamarkaana wuxuu iska ilaaliyey khilaaf isaga iyo sidoo kale madaxda la shaqeysa, balse sanadaha kale isbedallo cusub iyo weji aan horey loo arag ayaa laga filayaa.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT