Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dadka Muqdisho oo Aragtiyo kala duwan ka Bixiyay 8-Febraayo & Balamihii Farmaajo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dadka Muqdisho oo Aragtiyo kala duwan ka Bixiyay 8-Febraayo & Balamihii Farmaajo | Hal Sheegaha La Hubo

Dadka Muqdisho oo Aragtiyo kala duwan ka Bixiyay 8-Febraayo & Balamihii Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sanad ka hor maanta oo kale loo dhaariyay gudashada wajibaadka Qaran ee ka saaran xilka Madaxweyne, markaas oo loo doortay.

8-February 2017 Doorasho ka dhacday Muqdisho ayaa Madaxweyne (Farmaajo) waxa uu kaga soo baxay si lama filaan ah musharaxiin gaarayay 22 oo kula tartamayay kursigaan.

Intaasi kadib shacabka reer Muqdisho ayaa maanta aragtiyo kala duwan ka dhiibtay mudada sanadka ah ee laga joogo Doorashadii Madaxweyne Farmaajo, waxyaabaha Dowladda u qabsoomay iyo dib u dhaca jira.

Qaar ka tirsan shacabka ayaa sheegay in Dowladda ay wax badan ka qabatay balanqaadyadii ay sameysay, waxayna tusaale u soo qaateen arrimaha ammaanka, arrimaha dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka, waxayna ku baaqeen in Dowladda ay sii wado dadaalkeeda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT