Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Warar dheerad ah oo kasoo baxaya dikii maanta ka dhacay Muqdisho? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Warar dheerad ah oo kasoo baxaya dikii maanta ka dhacay Muqdisho? | Hal Sheegaha La Hubo

Warar dheerad ah oo kasoo baxaya dikii maanta ka dhacay Muqdisho?

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil magaalada Muqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsan ciidamada milatariga Somalia.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu toogtay degmada Hodan gaar ahaan xaafada Jaamacadaha.

Koox ku hubeysneyd bistoolado ayaa sarkaalakan ka tirsan ciidmaada Milatariga ku weerartay meel u dhow hooygiisa xilli uu kasoo baxay hooygiisa oo kuyaala xaafada Jaamacadaha waxayna ka toogteen qeybaha sare ee jirka isagoo isla goobta ku geeriyooday.

Dableeydii dilka geysatay ayaa baxsatay waxana goobta uu dilka ka dhacay gaaray ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Somalia oo halkaas ka qaaday meydka marxuumka.

Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale baaritaano kawada xaafada lagu dilay sarkaalka si ay u helaan xog ku aadan dilka ama ay gacanta ugu soo dhigaan dableyda dilka geysatay

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT