Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Shabaab ka yiraahdeen mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday Saldhig Boolis ku yaal Boosaaso? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Shabaab ka yiraahdeen mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday Saldhig Boolis ku yaal Boosaaso? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Shabaab ka yiraahdeen mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday Saldhig Boolis ku yaal Boosaaso?

Xooggaga Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar xalay fiidkii kooxo hubeysan ku qaadeen Saldhigga Booliska ee Bartamaha Boosaaso, kaasoo ku dhow Dekeda Boosaaso.

Weerarkan oo ahaa mid muddo socday ayaa la isu adeegsaday rasaas culus iyo bambooyin, iyadoo markii dambe ciidankii Booliska ee ilaalada ka hayay Saldhigga iska caabiyeen.

Illaa seddex askari oo uu ku jiro Taliye kuxigeenka saldhigga Bartamaha ayaa ku dhaawacmay weerarka.

Weerarkii ayaa ahaa kii u horeeyay noociisa oo dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ka fuliyaan gudaha Boosaaso, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay howl gallo amniga lagu xaqiijinayo ka socday magaalada Boosaaso.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ee Puntland.

Puntland ayaa dagaal kula jirta Al-Shabaab iyo Koox taabacsan Daacish oo ka howl gasha Dhulka Buuraleyda Gobolka Bari.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT