Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maamulka G/Hiiraan oo sheegay in ay qabteen xubno ka tirsan Shabaab | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maamulka G/Hiiraan oo sheegay in ay qabteen xubno ka tirsan Shabaab | Hal Sheegaha La Hubo

Maamulka G/Hiiraan oo sheegay in ay qabteen xubno ka tirsan Shabaab

Maamulka G/Hiiraan ayaa sheegay howlgal ay sameeyeen in ay gacanta ku dhigeen Rag ka tirsan Al-Shabaab kuwaasoo uu sheegay in ay dilal qorsheysan ka fulin jiren Gobolka.

Maamulka ayaa sidoo kale sheegay in ay ku daba jiraan kuwa kale oo la shaqeyn jiray raga ay howlgalka ku soo qabteen.

Guddoomiyaha Maamulka G/Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa sheegay in ay joogteynaya howlgalada ammaanka lagu xaqiijinayo.

Waxaa uu tilmaamay in kuwa hada ay gacanta ku dhigeen ay horay ugu baxsadeen maamulka G/Hiiraan iyaga oo dil ka geystay G/Hiiraan.

Guddoomiyaha Maamulka G/Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ugu baaqay shacabka iney la shaqeeyaan ciidamada amaanka, una soo gudbiyaan xoogaha ay hayaan.

Habeen hore ayeey aheyd markii magaalada lagu dilay Cabdi Iidoow Sabriye oo ka mid ahaa guddoomiyayaashii soo maray gobolka, sidoo kalana waxaa dhacay Qarax miino oo sababay dhimashada ruux la sheegay in uu Aasayay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT