Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
La Taliyaha amaanka ee M/weyne Farmaajo oo shir qarsoodi la yeeshay Safiirka  Dalka Imaaraadka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> La Taliyaha amaanka ee M/weyne Farmaajo oo shir qarsoodi la yeeshay Safiirka  Dalka Imaaraadka | Hal Sheegaha La Hubo

La Taliyaha amaanka ee M/weyne Farmaajo oo shir qarsoodi la yeeshay Safiirka  Dalka Imaaraadka

La Taliyaha Amniga ee M/weyne Cabdisaciid Muuse Cali ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Al Xamaadi, kulankan ayaa ka dhacay xarunta Safaaradda ku leedahay magaalada Muqdisho.

Sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka ee Imaaraadka Carabta Safiirka Imaaraadka Carabta ayaa ugu horeyn la Taliyaha Amniga Qaranka Cabdisaciid ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay.

Waxaa kulanka looga hadlay xiriirka labada dhinac, gaar ahaan dhanka ammaanka, waxaana La Taliyaha uga mahadceliyay Imaaraadka Carabta taageerada ay siiyaan Ciidamada Soomaaliya iyo tababarada ay ku siiyaan xaruntooda Muqdisho.

La Taliyaha Amniga Qaranka uu ka shaqeynayo sidii Imaaraadka Carabta iyo dowladda Soomaaliya isku soo dhoweyn lahaa, iyadoo warar soo baxayo ay sheegayaan inuu jiray kulan Madaxweynaha iyo Safiirka maanta ku qaateen Xarunta Madaxtooyada.

Kulanka Safiirka iyo La Taliyaha Amniga Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya, iyadoo dhowaan uu La Taliyaha Amniga soo saaray amar ku wajahnaa Taliska Ciidanka xoogga dalka oo ku saabsanaa in aan hub laga saari karin Keydka Hubka, inta laga koontaroolo saanada ciidan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT