DEG DEG AH:-Taliye ka tirsan Ciidamada Milatariga oo hadda Muqdisho lagu toogtay

War iminka nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in la dilay taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Somalia.

Taliyaha ayaa waxaa lagu dilay degmada Hodan ee gobolka Banaadir sida aan wararka ku heleeyno waxaana dilkiisa fuliyay rag hubeysan

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa magiciisa lagu sheegay Farxaan Barkhadle waxana la sheegay inuu yahay taliye sare oo ka tirsan milatariga Somalia.

 

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT