DAAWO:- Taariikhda iyo Xog ku saabsan M/weynaha cusub ee Maxkamada Heeg Cabdulqawi Axmed Yusuf

Garsoore Cabdulqawi Ahmed Yusuf ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maxkamada dambiyada dagaalka ee The Heeg halkaas oo uu mudo ka ahaa madaxweyne ku xigeen.

Garsooraha oo kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa doorashadiisa waxaa ay taariikh wanaagsan u tahay dadka Soomaaliyeed.

Hadaba Maxaad ka taqaanaa Taariikhda iyo Aqoonta Garsoore Cabdulqawi Ahmed Yusuf.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA OO BUUXA:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT