Dhageyso:- Wasiirka Maaliyadda Bayle Oo Sheegay in 141 Milyan Ay Soo Xaroodeen sanadka 2017

Wasiirka Maaliyadda DF Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa faahfahain ka bixiyey dakhliga usoo xarooday dawladda Soomaaliya sannadkii hore. Wasiir Beyle, ayaa tallaabadaasi uu ku sheegey inay qayb ka tahay shuruudo ay hor-dhigeen hay’adaha lacagaha adduunka.

Wasiirka ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ku sheegay in in dawladda Soomaaliya ay soo xareesay lacag dhan 141 milyan oo dollar. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Halkaan Ka Dhageyso Codk:- 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT