Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
SAWIRADA:- B/weyne oo lagu soo bandhigay meydka nin ka tirsanaa Shabaab oo qarax ku dhintay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> SAWIRADA:- B/weyne oo lagu soo bandhigay meydka nin ka tirsanaa Shabaab oo qarax ku dhintay | Hal Sheegaha La Hubo

SAWIRADA:- B/weyne oo lagu soo bandhigay meydka nin ka tirsanaa Shabaab oo qarax ku dhintay

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha ciidamada nabad sugida ee Gobolka Cabdulqaadir Maxamuud dhagaweyne, abaandulaha ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan, Col Isaaq shaanbi, iyo saraakiil kale ayaa subaxnimadii hore ee saaka magaalada Beledweyne warbaahinta ugu soo bandhigay meydka nin dhalinyaro ah oo ku dhintay qarax miino oo uu ku aasayay wadada isku xirta garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif iyo magaalada.

Cali Jeyte Cismaan gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ninkan u doonayay inuu qaraxan ku dhibaateeyo dadka shacab ah balse isaga uu ku dhintay islamarkana shacabka ku nool magaalada Baladweyne ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada amaanka si looga hortago falalka Al shabaab ay ku dhibaateynayaan dadka shacabka sida u sheegay.

Ugu dambeyntii ,qaraxan ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa ku soo beegmaya xili xalay Xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta Nuur Xawaad lagu dilay guddoomiyihii hore ee degmada Bulaburde Cabdi Iidow Sabriye islamarkana hadda ka mid ahaa culumada Tabliiq kaa soo la toogtay xili u ka soo baxay Masaajid ku yaala xaafadda.

Shabakada Hiiraan Xog

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT