Dhageyso:- Booliiska oo Ka Hadlay Dilal Ka Dhacay degmada Afgooye

Dhawaan ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilal ka dhacay magaalada Afgooye. Inkastoo aan la xaqiijin in dad daacad u ah Daacish ay joogaan Afgooye, haddana waxaa sheegashada dilkaasi uu cabsi ku abuuray dad kala duwan.

Haddaba, Haaruun Macruuf ayaa wararkan cusub ka waraystay dhamme, Cabdulqaadir Cusmaan Mursal Nuunow, oo ah taliyaha saldigga booliiska Afgooye.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT