Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wafdi ka socda DF oo maanta gaaray magaalada Hobyo+Sawiro | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wafdi ka socda DF oo maanta gaaray magaalada Hobyo+Sawiro | Hal Sheegaha La Hubo

Wafdi ka socda DF oo maanta gaaray magaalada Hobyo+Sawiro

Wafdi uu hoggaaminyo Wasiiru dowlaha Howlaha Guud Axmed Cabdi Kaariye ayna ka mid ahaayeen Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Dekadaha Cismaan Daallo iyo Sentar Cabdi Qeybdiid ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wafdigan oo ay la socdeen injineerada dhisi lahaa dekeda Hobyo oo dhowaan uu Madaxweyne Farmaajo uu dhagax dhigey xilligii uu booqanayay dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland.

Wasiiru Dowlaha Howlaha Guud Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in wafdigan ay daba joogaan balanqaadkii madaxweynaha ee ahaa in dib loo dhiso Dekada Hobyo, isagoo xusay in muhandisiinta dhisi lahaa dekeda ay qiimeynayaan dekeda Hobyo.

Wasiir ku xigeenka dekedaha dowlada federalka Cismaan Daallo ayaa sheegay in dowlada ay ka go’an tahay in ay horumariso dekedaha dalka Soomaaliya si ay shacabka ugaga faa’ideystaan.

Maamulka degmada Hobyo ayaa si weyn u soo dhoweeyay wafdigan ka socda dowlada federalka waxaana bilowday qiimeynta lagu sameynayo dekeda Hobyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT