Canada oo oggolaatay inaysan dalkeeda ka dhoofin Cabdul Ali

Dowladda Canada ayaa dib u dhigtey inay dalkeeda ka dhoofiso wiil dhalinyaro ah oo asalkiisu yahay Soomaali lagana sii daayo xabsi lagu xirey.

Cadaadis xoog leh oo lagu saaray dowlada Canada tallaabada ay ku dooneysay inay dalkeeda ka dhoofiso Cabdul Cabdi oo ah 24 jir,waxana uu sheegay Benjamin Perryman oo ah qareenka Abdul in guddiga qaxootiga wadanka Canada in ay amreen in la sii daayo.

Cabdoul Abdi oo ah muwaadin asalkiisu Soomaali ah ayaa ku dhashay Boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana uu sheegay inaysan u joogin dalka Soomaaliya wax ehel ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT