Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo xilka looga qaaday Mas’uuliyiin caan ah iyo kuwa la magacaabayo

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta xilalkii looga qaaday maamulkii degmada Raaga Ceelle,iyada oo Masuuliyiin kale la Magacaabay.

Wareegtadaan oo ku taariikheysan 7,dii Bishii dhamaatay ee January ayaa waxaa lagu kala diray masuuliyiintii Maamulka degmada Raaga Ceelle lana Magacaabay kuwo Cusub.

Halkaan Hoose Ka Daalaco Wareegtada:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT