Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
SIR HOOS:- Qodobada ugu Culus ee lagu balansan yahay Shirka Madaxda DF & Dowlad Gobaleedyada dalka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> SIR HOOS:- Qodobada ugu Culus ee lagu balansan yahay Shirka Madaxda DF & Dowlad Gobaleedyada dalka | Hal Sheegaha La Hubo

SIR HOOS:- Qodobada ugu Culus ee lagu balansan yahay Shirka Madaxda DF & Dowlad Gobaleedyada dalka

Waxaa lagu wadaa in dhawaan magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Madaxda Qaranka iyo Hogaamiyaasha maamul Gobaleedyada kaas oo dhici doona ka hor 8-da Bishaan.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in wixii ka dambeeya maalinta biri ah ay muqdisho soo gaari doonaan Madaxda maamul gobaleedyada shirkana uu socon doono Labo maalmood, waxaana shir gudoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Ajandaha Shirka ayaa la sheegay in ay qayb ka ahaan doonaan qodobadaan, dhaqan gelinta dhismaha ciidamada qaran, wadaaga kheyraadka Dalka si waafaqsan Dastuurka, dib u eegista dastuurka KMG ah, hanaanka doorasho ee hal qof iyo hal cod ee la rejeynayo in dalka ka dhacdo sanadka 2020-ka, sida ay noo sheegeyn mas’uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Wadamada Daneeya Arimaha Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa dareensan in ay gaabis tahay howsha dastuurka iyo Doorashada 2020-ka, waxaana shirka warbixin la xiriirta hanaanka doorashada qof iyo cod uga dhici karto ka jeedin doona Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Soomaaliya.

Qodobadii kasoo baxay shirkii Muqdisho ee Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaan wax badan ka hirgelin, inkastoo ay degtay xiisadii ka dhex taagneyd maamullada iyo dowladda Federalka.

Bishii November ee sanadkii dhamaaday 2017 ayuu dhacay shirkii ugu dambeeyay ee madasha Qaranka, waxaana qodobadii ugu waynaa ee looga hadlay waxaa ka mid ah xalinta khilaafkii ka dhaxeeyay Madaxda Dowladda dhexe iyo kuwa maamul gobaleedyada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT