Xaaladda degmada Afgooye oo laga deyrinayo amnigeeda+Sabab?

Degmada Afgooye ee G/Shabeellaha hoose oo 30km dhanka Galbeedka kaga beegan magaalada Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,waxaana si joogta u soo weerara Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Afgooye oo dhawaan loo magacaabay degmadaasi C/qaadir Nuur Nuunow ayaa wareysi uu bixiyay ku faah faahiyay xaaladda amniga ee degmadaasi.

Wuxuu sheegay in Amniga degmada uu yahay mid hagaagsan,balse ay jiraan weeraro gaadmo ah oo mararka qaar ka yimaada Al-Shabaab.

degmada Afgooye waxaa ka dhaca weeraro toos ah iyo dilal Qorsheysan oo inta badan loo geysto dadka waxgalka ah.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT