Daawo: Hooyo Somaaliyeed oo ilmada ka qubtay, una jeedisay shacabka reer Minnesota

Hooyo Soomaaliyeed oo u dhalatay Beelaha Soomaaliyeed ee la Dulmay Lana Hayb Sooco ayaa Khudbad Qiiro badan ka jeedisay Kulan lagu qabtay Gobolka Minnesota.

Waxay siwayn uga hadashay dhibaatada ay Soomaalidu Ku hayso Beesha Gabooye, Waxay sheegtay inay Beeniyeen Aayad Qur’aan ah, Waxay sidoo kale u mahad celisay Madaxwaynaha Kililka shanaad oo dhowaan sameeyay Tallaabo aan looga Baran Soomaalida kale.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT