Daawo: Beesha Warsan Gali Oo Go’aan Deg Deg ah Ka Gaartay Somaliland, Ku Dhawaaqday Taagerada Farmaajo

Odayaasha iyo waxgaradka beesha warsangali gaar ahaan beesha Dhubays oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaaa ku dhawaaqay hadal cambaarayn ah oo ay dusha kaga tuureen madaxweyne Muuse Biixi.

Waxgaradka beesha ayaa siyaasadiisa uu haatan ku maamulayo Somaliland iyago saluugsan saamiga uu ka siiyey xukuumadiisa waxana kale oo ay soo dhaweeyen qorshaha Farmaajo uu ka wado gobolka Sanaag iyo Haylaan.

Halkan Hoose Ka Daawo:


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT