Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
R/W. hore ee Soomaalilya oo Codsaday in Shacabka laga qaado Hal Ciqaab oo lagu hayo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> R/W. hore ee Soomaalilya oo Codsaday in Shacabka laga qaado Hal Ciqaab oo lagu hayo | Hal Sheegaha La Hubo

R/W. hore ee Soomaalilya oo Codsaday in Shacabka laga qaado Hal Ciqaab oo lagu hayo

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Gobolka Banaadir ugu baaqay in ay furaan wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in uusan amni sugin Dhagax, balse keliya amniga lagu sugi karo Sharci, Aqoon iyo Ciidan, wuxuuna tilmaamay wadooyinka xiran in shacabka Soomaaliyeed ay u arkaan mid ciqaab ah, oo lagu xakameynayo dhaq dhaqaaqooda.

Sidoo kale Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Dowladdii hore ay saacado badan xiran jirtay wadooyinka marka ay marayaan Madaxda, balse wuxuu tilmaamay in Dowladdan aysan sidaas aheyn oo waqti kooban keliya ay xirto wadada, iyada oo u daneyneysa shacabka.

“Waxaan ku darayaa jidadka go’an ee bulshada ay ciqaabta u heysato in la furo, Dhagx jid lagu xir xiray amni ma sugee, balse amni waxaa suga Aqoon, Sharci iyo Ciidan, waayahan dambe waxaan arkaa waxbaa iska bedelay Dowladdan cusub sida ay u timid, Sideed Saacadood, Lix saacadood ayaa maqli jiray jidad xiran ee la leeyahay Madaxdii ayaa baxeysa, balse hada qodobkaas waaa laga reystay, Labaatan Daqiiqo ayaa Madaxweyne marayaa wadada waala yaqaanaa”. Ayuu yiri Cali Maxamed Geeddi oo xalay ka hadlayay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Duqa Muqdisho Eng. Yariisow.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT