Xisbiyada dalka ee Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo soo saaray War saxaafadeed

Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo ay ku midoobeen Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah, kaddib kulamo wadatashi ah ay yeesheen.

War saxaafadeedka ayaa ciwaan looga dhigay Xaqsoorida iyo cadaalad u sameynta 6-dii qof ee lagu dilay weerarkii 17-kii bishii December ay ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Guri uu degenaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Xisbiyada iyo Madasha ayaa ugu baaqay Hey’addaha in si sharciga waafaqsanloogu xaqsooro dadkaas la dilay, isla markaana cadaalad la horkeeno dadkii ka dambeeyay.

Halkaan Ka Daalaco Warsaxafadeedka:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT