TOP NEWS:- Damuljadiid Oo Dardargelisay Qorshe Ka Dhan Ah DF Somaaliya

Kooxda Damuljadiid ee kasoo horjeedda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si aad ah u dardargelisay qorshaha ka dhanka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Xog gaar ah oo ay heshay Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in Damuljadiid ay hadda doonayaan siyaasiyiin cusub oo dhankooda kusoo biira, waxaana ay wadaan malaayiin doolar.

Meelaha ugu daran ee siyaasiyiinta ka raadinayaan ayaa ah dhanka xildhibaannada golaha shacabka ah, sababtoo ah waxay doonayaan xilal mooshin lagu eryo Farmaajo.

Damuljadiid oo horey ugu guuldarreysatay hanashada madaxtinimada dalka ayaa hadda wadda qorshe walbo oo ay dalka dib ugu maamuli karaan.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT