Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Fu’aad Shoongale oo la ogaaday goobta uu ku sugan yahay & Farriin culus oo uu shacabka u soo diray | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Fu’aad Shoongale oo la ogaaday goobta uu ku sugan yahay & Farriin culus oo uu shacabka u soo diray | Hal Sheegaha La Hubo

Fu’aad Shoongale oo la ogaaday goobta uu ku sugan yahay & Farriin culus oo uu shacabka u soo diray

Fu’aad Maxamed Khalaf Shoongale oo ka mid ah Saraakiisha ugu sareysa Ururka Al-Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney ka qeyb qaataan wuxuu ugu yeeray Jihaadka lagula jiro Ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda Soomaaliya.

Mr.Shoongale ayaa si gaar ah shacabka Soomaaliyeed u faray iney u dhabar adeegaan dagaalka lagula jiro Ciidamada ka soo kala jeeda Dowladaha Itoobiya iyo Kenya gaar ahaan Ciidamada Qeybta ka aha AMISOM eek a jooga Soomaaliya.

Sheekh Fu’aad oo kamid ah Saraakiisha ugu sareysa Al-Shabaab ee dhuumaaleysiga ku jooga Soomaaliya ayaa dheeraaday ka hadalka Wuxuu ugu yeeray dagaalka Jihaadka ah eek a socda Soomaaliya,wuxuuna carabka ku adkeeyay iney ciidamada shisheye dalka ka xoreyn doonaan.

Hadalkaan ayuu Fu’aad Shoongale ka sheegay degmada Jilib,halkaasi oo wali Ururka Al-Shabaab gacanta ku hayaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT