Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xaalad dagaal oo ka taagan G/Sool & Somaliland iyo Puntland oo ciidamo badan… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xaalad dagaal oo ka taagan G/Sool & Somaliland iyo Puntland oo ciidamo badan… | Hal Sheegaha La Hubo

Xaalad dagaal oo ka taagan G/Sool & Somaliland iyo Puntland oo ciidamo badan…

Wararka saakay ka imaanaya ka G/Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Puntland iyo Somaliland ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaannao kamid ah gobolkaasi.

Xiisaddan ayaa dib u bilaabatay kadib markii Labada dhinac ay shalay si kooban ugu dagaallameen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ciidamo badan oo Labada dhinac ah ayaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay waxay gaareen aagga Tukarraq, halkaasi oo cabsi dagaal ay ka bilaabatay.

Waxgaradka G/Sool ayaa horey u sheegay iney ku guul dareysteen waan waan ay ka dhex wadeen Puntland iyo Somaliland, taasi oo ka dhiggan in xilli walbo la filan karo dagaal.

Dadka deegaanadaas ku nool kuwooda samaha jecel ayaa waxay ka codsadeen labada maamul ee isku haya deegaanadooda inay dagaalka joojiyaan islamarkaana wixii khilaaf ah ay ku xalistaan miiska wadahadalka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT