Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dowladaha Kenya & Itoobiya oo ku heshiiyay Qorshe halis ku ah jiritaanka Kooxda ay u…… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dowladaha Kenya & Itoobiya oo ku heshiiyay Qorshe halis ku ah jiritaanka Kooxda ay u…… | Hal Sheegaha La Hubo

Dowladaha Kenya & Itoobiya oo ku heshiiyay Qorshe halis ku ah jiritaanka Kooxda ay u……

Madaxweynaha dalka kKnya Uhuru Kenyatta ayaa hogaamiyeyaasha dalalka Qaaradda Afrika oo uu kulan ugu furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ugu baaqay in dhaqaale badan ku bixiyaan dagaalka lagu jiro Xarakada Al Shabaab.
Mr. Uhuru ayaa xusay in Lacagahaasi ay wax badan ka qaban karaan dagaalka kooxaha Xag jirka oo uu sheegay in ay halis weyn ku yihiin ammaanka Qaarada Afrika.
Madaxweynaha ayaa si weyn u ammaanay horumarka Kenya ay ka sameysay la dagaalanka Al Shabaab, laakiin waxaa uu ku taliyay in si wadajir ah looga qeyb qaato ka hortagista kooxaha xag jirka ah.
Uhuru kenytta ayaa xusay in dalalka Kenya, Uganda, Djibouti iyo Burundi oo Ciidamo ay ka joogaan Soomaaliya ay lLcago ku bixiyeen ammaanka iyo deeganaanshaha Soomaaliya.
Waxaana uu intaasi ku daray in Kenya ay sameysatay xarunta ka hor tagista kooxaha Argagixisada oo uu sheegay in ay wax badan ka qabatay dhinaca ammaanka dalka.
Madaxweyne Uhuru ayaa xusay in Dowladdiisa ay wado qorshe dib dalka loogu soo celinayo dhalinyarada Kenyanka ah ee biiray Al Shabaab.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT