Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
WAR HOOSE:-  Mucaaradka oo Muqdisho ka wada Qorshe dhabar jab ku ah Madaxda Dowladda | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> WAR HOOSE:-  Mucaaradka oo Muqdisho ka wada Qorshe dhabar jab ku ah Madaxda Dowladda | Hal Sheegaha La Hubo

WAR HOOSE:-  Mucaaradka oo Muqdisho ka wada Qorshe dhabar jab ku ah Madaxda Dowladda

Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Mucaaradka Dowladda Soomaaliya ayaa abaabulaya qorshe la doonayo in majaraha looga siibo Dowladda ay madaxda ka yihiin Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Siyaasiyiintan iyo Xildhibanada is baheystay ayaa ka xumaaday sida Ciidamada Nabad sugida ula dhaqmayaan dadka mansabka iyo magaca ku dhex leh Shacabka Soomaaliya,isamarkaana loo hareer maraayo dastuurka iyo nidaamka dalka uu leeyahay.

Siyaasiyiintan waxaa ugu tun weyn C/raxmaan C/shakuur oo sheegay inaan dulqaad intaan ka badan loo heyn tallaabooyinka sharci darada ee lagu xirayo Siyaasiyiinta mucaaradsan hanaanka ay wax u wadaan Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre,wuxuuna sheegay iney qaadayaan tallaabooyin Arrintaasi kaga hortagataan.

Ciidamada Nabad sugida ayaa shalay Hotel Maka Almurakama ka xiray Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Kuutaale iyo Xoghayaha Xisbiga Siid Cali Macalin,kuwaasi oo saacado ka dib la sii daayay.

Warbaahinta ayay Labadan mas’uul u sheegeen in lagu soo qaaday weerar sharciga waafaqsaneyn loona baahan yahay in xisaabtan dhab ah lala yeesho mas’uuliyiinta Dowladda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT