Xubno Ka Socda Garsoorka Dalka Oo Goordhaweyd Gaaray Jowhar+Sababab?

Waxaa goordhaweyd ka degay Magaalada Jowhar Garoonka Diyaaradaha Wafdi ka socda Hay’adaha Garsoorka Dalka sida ay Xogta nagu soo gaartay.

Waxaa la sheegay in Wafdigaan uu hogaaminayo Xubin katirsan Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya.

Faah faahino badan lagama oga waxay utegeen Wafdigaan Magaalada Jowhar oo ay kulamo la qaadan doonaan Madaxda Maamulka HirShabelle.

Warar kale ayaa sheegaya in Hay’adaha garsoorka Maamul Gobolleedyada Xubno ka socda ay Jowhar tegeen lamana sheegin ujeedkooda.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT